Friday, 18 November 2011

Dood wadaag

waxaan jeclaan lahaa in aan ogaado ninka soomaaliga ah , rayiga uu ka aaminsan yahay dumarka soomaaliyeed; dhinaca sinaanta , xuquuqda, dhaxalka, daryeelka , wadatashiga, adeega gurga , ect , dhinac walibo ka dhiibo fikirkaaga qaaska ah iyo kan guud ahaan ragaa somalied
by Habon Dahir

Jehow Barre sax Abaayo anigu dhinacaas Liberal aan ka ahay......gabadhayda iyo wiilkayga wax uma kala badinayo dhaxalkana ..........waa is le,ekaanayaan ......dhaxalka noocaas ahna shaqo kuma lihi waana hubaa inaaanan dambaabayn........JB

Yasir Maxamed wax cad oo ilaahey yiri in leyska indha saabo oo danbi lagu galo ma fiicno ee ilaahey u noqda iyo kitaabkiisa caadilka ah dunar iyo rag ma sino taasna waa iga waano walaalaheyga qofka waa qaldami karaa lkn kasoo noqod iyo cafin alle weydiiso by mahadsanidiin

Jehow Barre Ar xaad tiri yaa dambaabay ,anigu sidaan qabo qofka Rag iyo Dumarba gabadhiisa iyo wiilkiisa kala duwa ee wax ukala badiya ee gabadhiisa xaqira ayaa dambi galay .........tankale maskaxda hala furo.........isticmaal madaxaada.......aduunkii waa is badalay......waad mahadsantihiin............JB

Adam Mohamed Osman ‎Jehow Barre kaasaan goolasha ka dhaldhalinaa illa aan dapadooda gooyna
Yasir Maxamed jehow siyaad waacuslaatay walaalkeey sida ka muuqato hadalkaada lkn walaalkeey aayada ilaaheey haka been sheegin suuradda ay ku jirtana waa suuratu Nuun walaakeey ilaahey ka baq ayaan ku dhahay raali noqo adoo raali ah walaakeey

Habon Tahir ‎Yasir Maxamed sababta suuradaas ku soo dagtay bal inoo sheeg in uu illahey ajar kaa siiyo? maxaa sidaa loo yidhi? Illahey miyuu kala jeclyahay aduuntisa mi sabab kale baa jirto? surad Nuur neh surad ka dambeeso oo mooducas ka hadleeso ma jirtaa amabo neh saxeeso mooducas ?
o Waa rayi aan ku sameeyay dib u eegis iyo habayn qoraaleed qaabaysan oo ku qotoma qiimaha iyo qorshaha

Osmaan Bogcad rag iyo dumaar ilaahay xagiisa waa u simanyihiin nin walbana camalkiisa baa lagula xisaabtamayaa laakin sinaanta raga iyo dumarka waa isku mid dhaxalkase maahan wax fikir u baahan quraanka iyo culumada fiqiga taqaan hala weydiiyo waxaadan aqoon ma aqaan baa la dhahaa intaad wax kale isku qaadi lahayd inkastoo waliidiinta somalida mar walba ay jecelyihiin caruurtooda hadana gabdhaha waxay u dhow yihin abahood hooyadana waxaa u dhow wilasha deganada somalida waa kala dhaqan duwanyihiin taasna meesha waa ku jidhaa all in all adeega guriga iyo wadatashigana waa wax ku xiran labada qof oo isla wada noolanayaa iyo waalid walba suu usoo barbaariyo ilamaha inkastoo raga badankii dumarka ay u heystaan jaariyado aan xaq ku lahayn hadana khaladkaa waxaa leh dumarka oo aan marka hore ka fiirsan waan ku dheeraday hadalka halayga raali noqdo
o

Jehow Barre yasir walaal yaa safiray horta suurada.? tankale sababta maxay tahay?PS: anigu ma dambaabin ee su,aal baan hayaa:maxaa gabadha looyasayaa?................JB
o


Cabdi Mahamed gabdhaha in la siyo waa waa qalad bro rag iyo dumar waa isku mid baniadam ahaan lakin diinta islamka dhanka dhaxasha waa inoo kala cadeese yaan la danbaabin hada ka hor allah u naxariiisto mohamed siyaad bare ayaa yiri aayadaas ma jirto plz fahma marka hore allah ina cafiyo dhamaan

Yasir Maxamed wl lama yaso lkn isku mid ma aha raga 100 gabadhana waa 50 taas ayaan ka wadaa walaalkeey fasiraadeedana si fiican ugama sheekeyn karo lkn wadaada ayaa loo noqonayaa sharaxaadooda leh waqtigii allaha u naxriisto madaxweynihii geeryooday maxamed siyaad barre waa ogeed xitaa qilaaf weyn in uu ka dhacay suuradaas marka jeesoow qof culusna waa tahay maskaxda ka shaqeey hanagu danbaajinin arintaas mahadsanid

Habon Tahir ‎Osmaan Bogcad waad mahadsan tahay aboowe, sida wanagsan oo aad u sharaxday mooduca, balse diinta hadii wax laga weydiyo qalad ma aha oo kan kaa cilmi roon oo tiigsado diinta waxaa ku haboon in uu fasiri karo ama wax ku kordhini karo iyadoo la diidenin amar ilaah . qafkastoo muslin ah waa aminsan yahay kuna qanacsan yahay amar illahey wuxuuna ogyahay in uu jiro sabab cala kula sheey. wax aan ka hadleeno waa fikrad caam oo ey ragga somalied ka qaaban dumarka xaquuqdood taaso ka indha xirtay xanuunka iyo dhibka ey marayan dumarka somalied , anagoo u jeedno is faham iyo isku soo dhawasho labada gacmood oo bulshada somalied , horta ma jirtaa dulmigaas ? hadey jirto maxaa xal ah , mise dawo maleh
o

Yasir Maxamed beentaa ma aha lkn walaasheey aayadda kor kama aqaano lkn waa maqlay alx dulilaah waana in loo sheegaa walaalkaa muslimka si kale ma jirto wax walbo waa leys weydiin karaa hanuun wacan
Khan Iman maashaa,allah waxaa dabada la qabsaday caawa mawduc wax ku ool ah, waxaana lago hadlayaa si wanaagsan. aad iyo aadna waan usoo dhaweeyaa marka aan arkay ciwaanka mawduucan.
o

Habon Tahir ‎Jehow Barre aboowe muskilada haysato soomaalida wax waaye , wax ey jabaabtoda aqoon ma radiyaan laakiin way ku dhaqmaan , waxaan ka wada hadii ayaga dhibkaas taabanenin saas baa diinta tiri ayee ku ekaadan , Illahey adamigisa ma dhibo mana la jeclo dhib .
o

Jehow Barre Yasir Gacalka ...su,aashu dambi maaha.hal mid aan kuu sii sheego .ANIGU WADAADO WAX MA WAYDIIYO KULIGOOD WADAANI HAW GO;DEE.........kkkkkkkkkk.... marba dhinac bay kuula tagayaan...............Anigu Gabadh diinta ku soo baratay Malaysia ayaan waydiiyay : waxay tiri masaajidka aan IIMAANKA ka ahay......ayaan dadka ugu ugu sheegay in sida loo fasiray iyo sida laga waday Suuradaan is lahayn..........dhaxalna waa is ku mid Wiil iyo Gabadh........PS: ISKA JIRA WADAADADA MARYAHA BADAN EE QURAANKA KHALADKA U SAFIRA..........waa kuwa dadka diinta ku diree..............waad mahadsantihiin.......anigu Runta Dhar uma galiyo ee ayadoo qaawan baan soo diraa......raali ahaada.........JB
o

Cabdi Mahamed ∙•ºWoman and her Rightsº02º•∙ ºDisparities Between Man and Womanº10ºThis seems to be an odd phrase. It appears that though we are living in the 2nd half of the 20th century, yet there are some people, here and there, who have a medieval way of thinking, and still pursue the outdated idea of disparity between man and woman. Like the people of the medieval ages they are of the view that woman belongs to the inferior sex and that she is not a perfect human being. She is something betwixt and between man and animal. She is not fit to lead an independent life and must live under the supervision and control of man. But we know that all these ideas are outdated and obsolete. Today we know very well that the fake charge of imperfection against woman was concocted by man during the days of his ascendancy over her. Now, the proven fact is that woman belongs to the superior sex and man to the inferior
o

Yasir Maxamed walaalkeey jahwareerka daalka ku haayo waana wada haayaa waana qaladkii aan ka galnay dowladeenii maxamed siyaad barre waa sida liibiya ay ku socoto marka dowladd la,aan dowladd xumaa ka roon wadaad xume aw sheegi jirey ayaa na heysato


Habon Tahir thanks Cabdi Mahamed but the question is how can we correct the situation?
o

Cabdi Mahamed ∙THE VIEW OF THE MODERN WORLD∙ This was about the ancient world. Now let us see what the modern world says. It does not resort to speculation and approximation. It is concerned with observation, test and experiment. Its conclusions are based on facts, figures and objective studies. In the modern world, as the result of deeper medical, psychological and social studies, more and bigger disparities between man and woman, unknown to the ancient world, have been discovered

Osmaan Bogcad Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri:Ò
Muslimiinta waxaa u iimaan sarreeya kan ugu dabeecad
wanaagsan;waxaana idiinku ikhyaarsan kuwiinna haweenkooda u dabciga san Mida kale hadii aan ka hadlo ee qaabka ay u dhigtay diinteena macaan ee wada naxariista ah.
taas oo allah uu u sameeyay dariiqooyin iyo waxyaabo badan oo uu u dhigay si sharci ah oo raxmaanku aanu marnaba ku gafin xaqa dumarka iyo sidaa diinta islaamka u aragto gabadha islaamka ah iyo siday u karaamaysay
dumarku waa dhameestirkii raga waxaana u allah u sameeyay caqiidooyin dhinacyo badan ayay raga iskaga mid yihiin sida caqiidada cibaadada jihaadka iyo waxyaabo badan oo si dhamees ah ay isaga mid yihiin raga iyo dumarka ayna dhinac diintu oga wada istaagayso allahna waaka yidhi ma luminaayo midkiin camal uu sameeyay ama ha ahaato rag ama dumar midkiinba kan kale ayuu u yahay dhameestir .
o

Osmaan Bogcad gabadha islaamka ah iyo sida ay u karaamaysay islaamku waxuu qiyaasay oo uu siiyay maktabad sare waayo mar waa hooyo oo waxay rabaysaa ayna tarbiyaysaa ilmaheeda waxayna u leedahay bulshada iyo mujtamaca islaamiga ah karaamo iyo wanaag waayo ta guriga habaysa ilmaha tarbiyaysa ee giisi ka soo saarta ninka geesi ismooda.
gabadha muslimda ah diinta kor ayay u qaaday oo way karaamaysay mrka ay ka dhigtay janada lugaheeda hoostooda waxuu islaamka siiyay karaamo aad u saraysa.
gabadha muslimada ah waxay diintu ka dhigtay mataac aduun ta ugu khayrka badan waxaa weeyaan gabadh saalixad ah
(aduniyaa mataac wa mataacuhaa imra saalixa).
o

Osmaan Bogcad intaas iyo in badan bay diinta gabadha u qabatay marka wax medieval ah oo waa hore laga tagay ma jidho Habon Tahir walaal topic hada aad soo qortay diin waxa soo galayaa waa dhaxalka taasna waxaan iri qof yaqaana haka jawaabo laakin xaqa dumarka ay ku leeyihiin raga somalida kama helaan laakin gabadha uu dhalay nin walba waxa uu siiya inta uu wiilkiisa siiyo gabdhaha walidiintooda wax dhiba kuma qabaan ee dhibtu waxay timadaa markay qooqdo oo guur doon noqoto markaasa dhibtu timaada waayo raga badan oo somaliyeed xaqa dumarka maba garanayaan waan ku jeclahay iyo waan ku dhimanayaa qalbiga qalbigiisa taas wax soconayaa maahan reality marka la tago taasa keeneysaa gabdhaha inay dhibaato badan la kulmaan siiba gobolada dagaaladu ka socdaan waxaa u dheer kufsi iyo ilma yar yar oo aan qaan garin oo la guursado

o

Habon Tahir ‎Osmaan Bogcad waan garanay liking weli mooduca uma aadan gudo galin , waxaad sheegtay tii dumarka keliya , tii raga meeday , ma ku sax sanyahay sida bulshada somalida ula dhaqanto dumarkooda
o

Habon Tahir medieval waa jirta aboowe waayo quranka karimka ah ayadahay ku qoran midwalibo waqtigeeda bey timi, ayadwaliboneh ayaad kale baa ka dambeeso illah yama akhiro waxaan la kulmeeno waa kudhigan tahay quranka , mediebal markuu leeyahay walaalkey waa run , dadka inta badan tii waqtigii la soo dhafay bey sheegan intii ka dambeesay lama sheego maxey ku dhacday taas?
o

Cabdi Mahamed maya maya. Soomaalida kuma saxna 100%
o

Habon Tahir for example shuruud baa jirto iyo oo raga logu ogolaaday in afar nagadood gursadaan , cid taas tix galineeso ma jirto , asigoo fulinin shurudaas ayuu wuxuu ku hakana diinta ayaa tiri oo ii baneesay , taas Osmaan Bogcad bal ka waran , it is true on that time (medieval ) but how about the advince thinking of ayada ka dambeeso oo shurudda ku xirtay qodobkaas ,
o

Osmaan Bogcad haa saas haday tahay waa ok ee mediieval diinta islaam ayaan mooday in loola jeedo walaal jeho sxb naag masaajid tujisa baan wax weydiiyay markaad leedahay goormu kugu danbeysay salaada tukato waayo hadalkaaga waxa ka muuqataa inaad diinta ilaahay ka fogaatay walaal xaqa dumarka waa wax cad somalida walaal haboon hade wax khaladaan waa jiraan balse wax weyn ma arko aniga
o

Adam Mohamed Osman Osman Osmaan Bogcad waxaad kabaxday xeerkii figrad is weeydaarsiga banaanaa, oo waxaad afka suratay qof xor ah oo fikradiisa teeda wanaagsan u taagan sxb.
o
Osmaan Bogcad war asc walaaloyaalow aan dinta faraha ka qaadno waayo rag badan oo idinka mida halkaan wax kusoo qoray waxaad meel uga dhacdeen diinta aniga cidna ma caayin laakin diinta islaamka waa wax cad adam i dont know formula 1 iyo waxaad qoreyso laakin aniga wixii aan fikir saxa u arko waan qadanayaa wixii qaldan oo aan diin shaqo ku lahayn waan ka aamusayaa laakin naag imaam ah weligey ma maqal waxaa halkaan laga hadlayo dhaxalka bes maahan ee waa wax badan waxaas kaloo dhan aan ka hadalno anagoon diinta qoryo qoryeen
o

Habon Tahir ‎Osmaan Bogcad waad mahadsantahay , your opinion is highly appreciated , anigabo waan kula mid ahay , formula 1 ma garanaayo ulajedadeeda waana ka aamusay, mida kale doodo waxey ku macantahay marka labo rayi is qalaafan , hadan meel qura iskugu yimaadan , waa wax aad xaq u leedahay in aad difaacdo rayigaaga iyo diintada , thanks aboowe
o

Habon Tahir Cabdi walaalo no hard feelings, you must give room to other peoples opinion without offence
o
o

Habon Tahir thanks Cabdi i highly appreciate and i agree with you your view on the topic as i stated above , please share

o
Khan Iman dhinaca sinaanta; xuquuqda, dhaxalka, daryeelka(sida xiliyada; uurka, umusha, ect) , wadatashiga(habka go,aan gaadhida qoyska somaliyed), adeega guriga ( wadaagidda howlaha guriga dhexdiisa), haddaba haddii sirasmi ah loo raadinayo in wax laga ogaado jiritaanka, diciifnimada iyo jirid la,aanta wax yaabahan aynu soo xusnay ee lagama maarmaanka u ah dhinacyada nolosha waxaa aan laga fursanayn in la,eego dhismaha bulshada, status of rights and obligations bulshadaas bartil maameedka inoo ah. Talabaad waa in aad eegtaa xidhiidhka ka dhexeeya rights iyo obligations iyo sida ay isu naaqusin karaan. talabaad waa erayo nurux badan haddii la dhuuxo midhaha meesha ay ku soo daabacday Habon Dahir, waxa ayna xanbaarsan yihiin nuxurkooda midkastana waxa uu u baahan yahay in laga qoro essays u gaar ah. matalan sida xuquuqda, child custody and decision-making processeska
o

October Badel dooda dhaxalka mise wax siinta waaridka iyo awlaadiisa haduu aabaha asoon dhaxlin ama cidgooni ah siinin intuu ka dhinto sida diinu na fartay ayaa loo dhaxlayaa oo ma sinaanayso xaga kala badsiga iyo siduu ALLE Uu jideeyey baa lagu slaynayaa haduu aabaha asoo nool uu siiyo gabadha intuu doono ama wiilka intuu doono waa siismo lkn dhaxalka ALLE ayaa qaybiyey tan xaquuqda sawjka waa cad yahay ayadana haduu ku takri fasho ayadana waa lagu leeyahay lkn sidii aan rabo noqon mayso waxaan arkaa in dad qaarkood ay ka hadlayaan ama la saan qaadayaan dunida koowaad ama tan reer galbeedka iyo dhaqan kiisa anagana dunida sidexaad ayaan la jaanqaadayna lkn marwalba kutaabka ALLE yaa kala xadiday xaquuqda waana waajib in la qaato waxii ka baxsan anigu shaqo kuma lihi ALLENA marqaati ha ka noqdo iyo idinkuba waad mahadsan tihiin
o

Habon Tahir ‎Khan Iman thanks aboowe, waa run and i agree that the topic has different face and each one should be elaborated and concluded its valid solutions, however , we first must identify the general faces of the topic , tittle of the face , for example - legislative equalities , superior gender and related issues , religion rights of women , matrimonial rights and way of living . tradition ect
o

Osmaan Bogcad ANUGU WAXAAN KUSOO GABA GABEYNAYAA GABAR WALBA OO AAD DHASHO AMA AAD DHAQATO ULA DHAQAN SI SHARAF WAAYO NINKA IKHIYAARKA AH WAKII REERKISA WAX TARA OO QOYSKIISA WAX U QABTA THE MATTER ON HAND OO HADA LAGA HADLAYANA HABOON WALAAL DDUMARKA WAX BARTA DHEH OO SCHOOLADA WAA KA CARARAN GABDHUHU HA OGADAAN AQOONTU WAXAY ANFACAYSA IYAGA MUSTAQBALKA SOMALIDU DUMARKA MA XUMEYAAN MAANTA HABOON ADOO GABARAA BAA INTAAS OO RAGA WAXAY KU HAYAAN WANAAG IYO SHARAF WAADNA KASBATAY XAQAAGANA CIDNA KAMA QAADAN KADHO DUMARKA SAASA LAGA RABA INTA DHIBAN ILAAHAY HAKA SAARO AAMIN
o

Adam Mohamed Osman addunku wuu is badalay dhinac kasta,waxaan qapaa in qarniyada is baddalkooda eey ayagana codd leeyihiin dhinac kasta koleey daqiiddu ugu xoog badantahay waqtiyada
o

Habon Tahir bal ila fiiriya maqalkaan nin walaalkena ah qorayhttp://somalithinktank.org/raganimo-been-ah/

Khan Iman absolutelly you are right. waayo status of women in islam,(fulfiled rights and fulfiled ones), social structure based on patriaichial culture and its consequences, gender bias, harmful traditional practices, psychology of human nature. waxaas oo dhami waa hal inaga unoo taal oo aan laga fursanayn. sidaad ka dhawaajisay waa runtaa oo waa wax mihiim ah in si guud loo dulmaro loona raadiyo xal caam ah, sidaas darteed anoo hadalkaagii ka duulaya isla markaana tixraacaya qoraaladii nuxurka badnaa ee kor lagu soo xusay waxaan soo qadimi doonaa halka aan u arko in ay sartu ka qudhun tay iyo waxa doowo u noqon kara aniga oo adeegsan doona waayo aragnimad aan u leeyahay arrintan iyo inta taagayga ah ee garashadaydu isiiso
o

Jehow Barre Mr.Osmaan Bogcad masaajid 4 saac ka hor baa iigu dambaysay weekgiina 3-4 goor. salaadna igama tagto xataa hadaan diyaarad saarnahay....tankale waxaad leedahay hadalkaaga waxaa ka muuqata inaad diinta ka fogaatay...yaab .....ma waxaa ku dhibtay gabadha (aad naagta leedahay)een diinta waydiiyay? ma waxaad rabtay inaan Wadaad Baas oo Carab iska dhiga oo marya waa wayn aan waydiiyo.........tankle gabdho masaajid dadka ku tujiya ayaa jira aduunka oo diin ka badiya WADAADADA WADAANI HA LA GO,DEE...diinta qaladka u fasira.......Ich Bin Muslim aber Liberal.........Dhaxalkana gabadha iyo wiilku waa u simanyihiin ee diinta iyo quraanka si sax ah ha loo safiro......Eebe ha noo gargaaro dhamaanteen..........JB